Baaris
la sameeyey waxey muujineysaa in uuDugsiga Lillholmsskolan muteystay dugsiyada ugu fiican ee Stockholm.
Waxaan
ku siineynaa ama kuu bandhigeynaa:
Bareyaal
aqoon sare leh daneynayoo oo xilna isa saaray
Farxad
iyo xidhiidh wanagsan
Codsi
sare iyo taageero fiican
B
arabaariye ama bare oo siinayo ardey waliba taageero
Waxbarasho
ku saleysan hab waxarista ugu dambeyso oo kombuter,sabuuradda caqliga badan ama xariifka ah, i-pod iwm Ardey deyna waxey ka la tegaan dugsiga shahaadooyin aad u fiican oo u suura geliya in ey iyagu doortaan dugsiya sare
Wixii intaa deer ama wargelin ama codsiba ka xidhiidh Lillholmsskolan tel 08-50824701